Kismaayo(Idaacadda Waamo)-waxaa jira xanuuno badan oo ku dhaca maqaarka kuwaas oo ay ka mid yihiin xanuunka loo yaqaano isnidaamiska oo ka mid ah cudurada la isku gudbiyo, baraska iyo kuwo kale oo badan.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.