Dhaqatiirta Kismaayo oo bulshada ugu digay qatarta Caafimaad daro oo ka dhalan karta hadii ay da’aan roobaab daadad wata

0
154
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabka Dayrta ayaa ka curtay qaybo badan oo ka mid ah gobolada dalka waxaana la cabsi qabaa  in ay da’aan  robab ka badan kuwii la filayay oo daadad ku waas oo ay ka dhalan karaan qataro caafimaad daro .
inta badan marka ay roobabku da’aan waxaa ay biyuhu fariistaan Jidadka iyo meel walba oo biyo qabatin ah waxaana biyahaas wasaqaysan ka dhalan kara cuduro kala duwan oo ay ka midyihiin Malaariyada iyo shuban biyoodka ‘meeraha laga cabsi qabo in cuduro ay ka dilaacaan hadii ay roobab badan da’aan waxaa ka mid kaamamka ay deganyihiin dadka barakacayaasha ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here