Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka qaaxada waa cudur halis ah kaas oo saameyn ku yeelan kara qof kasta oo uu haleelo Waxaana sababa bakteeriyada TB ama qaaxada .
Xanuunkaan yaa ah mid faafa si fududna la isku qaad siin karo siyaabaha cudurkan la isugu gudbiyo ayaa waxaa ka mid neefsashada,candhuubta oo qofka xanuunka qaba meel banaan ah ku tufo ,galmada iyo siyaabo kale.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.