Dhaqatiirta Baladwayne oo ka digay Cudurada ka dhalan kara fatahadaha

0
72

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dr Ilyaas Cali Cabdi oo kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ayaa sheegay in fataahadda uu sameeyay wabiga shabeelle ay ka dhalan karaan cuduro kala duwan.

Waxaa uu sheegay in cuduro ay kamid yihiin Malaariyada shuban biyood iyo cuduro kale ay inta badan yimaadaan xiliyada fatahaadda.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here