Dhaqatiirka Kismaayo oo bulshada ugu baaqay inay ka fogaadan meelaha biyo fariisinka ah

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Ku nool Magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbaland ayaa loogu baaqay in ay ka fogadaan meelaha ay fariistaan biyaha ka dhashay daadadka roobka iyo kuwa uu wabiga Jubba soo fatahay maadaama biyaahaasi ay ka dhalan karaan cuduro kala duwan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inoo diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here