Dhaqaatiirta kismaayo oo bulshada uga digay saameeynta gudniinka Fircooniga

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudniinka loo yaqaano fircooniga ayaa ah mid dhibaato kala duwan ku haya Gabdhaha Soomaliyeed,habka gudniinkaan oo ah mid ayna shareecada islaamku ogolayn ayaa ah hab qarniyo badan soo jiray, waloow uu hada sii yaraanayo hadana Indhaha lagama qarsan karo samayntiisa xun.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here