Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ku baaqay in loo hogaansamo talooyinka Caafimaad

0
308

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Covid-19 oo saameeyey caalamka waana cudur ku faafo si sahlan waxaana bulshada dhamaanteed looga baahan yahay in ay ka taxa daraan maadaama ay saamayntiisu adag tahay.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa inoo diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here