Wararka Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ku baaqay in la ilaaliyo bad qabka Cunnooyinka By admin - July 4, 2020 0 314 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ku baaqay in la ilaaliyo bad qabka cunnooyinka,gaar ahaan kuwa laga keeno dibadda, Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/07/Warka-Fartuun-Bad-qabka-cuntada-.mp3 Share this:FacebookX