Dhaqaatiirta magaalada Jowhar oo ka hadlay Cudurada halista ah ee ku dhaca Haweenka

0
168

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurada nasaha ayaa Waxa ay Inta badan ku dhacan haweenka, Dr Maxamed Cabdullahi ayaa sheegay in cudurada ku dhaca nasaha ay yihiin kuwa halis ah Waxa uuna bulshada Jowhar ugu baqay in ay ka foojignadaan  xanuunadan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here