Dhaqaatiirta magaalada ismaayo oo ka digay halista Cudurka Shuban biyoodka.

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Shuban biyoodka waxaa uu ka mid yahay cudurada faafa ee sida fudud la isu kala gudbin karo bulshada dhexdeeda, Dr Haashim Abubakar Xasan oo ah dhaqtarka cudurada guud ee Isbitaalka Kaafi ee Magaalada Kismaayo ayaa ka waramaya waxaa uu yahay xanuunka shuban biyoodka halista caafimaad ee uu keeno iyo waxyaabaha sababa

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here