Dhaqaatiirta magaalada Baydhabo oo ugu baaqay haweenka  inay kala koriyaan caruurta

0
36

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah hooyoyinka magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay wanaagsan tahay in caruurta la kala koriyaan hoyadana ay qaadata talada Dhaqatiirta, Dhaqaatiirta magaalada Baydhabo oo ugu baaqay haweenka  inay kala koriyaan caruurta.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inoo diyaariyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here