Dhaqaatiirta ku nool Baladweyne oo bilaabay qorshe lagu heli karo dhiigagga ay adag tahay in ay helaan bukaanada

0
43

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhaqaatiirtaan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana ku mideeysan Ururka deeq bixinta dhiiga ee Hiiraan ayaa bilaabay hab Online ah oo lagu heli karo dhiigaga ay adagtahay in la helo.

Dhaqaatiirtaan ayaa sameeyey Group whatsapp kaasi oo lagu raadiyo dhiigaga sida O- A-Iyo B-si ay u fududaato helista dhiigaan hadii ay yimaadaan bukaano u baahan dhiig dag daga ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here