Dhaqaatiirta kismaayo oo kahadlay muhiimadda ay nafaqadu leedahay

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-bulshada somaliyeed ma aha inta badan kuwo ku baraarugsan muhiimada ay leedahay nafaqadu waxayna inta badan cunaan conooyin ayna ka fiirinaynin dhanka nafaqada waxaa kamida cunooyinkaas canjeerada baastada bariiska iyo kuwo kale

Nafaqada oo loo qaybiyo laba nooc ayuuna qofku kamaarmi karin 1000-ka maalin ee nolashiisa ugu horeeysa waxaa ayna hab nolaleed kaga jirtaa qayb muhiim ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here