Dhaqaatiirta kismaayo oo ka hadlay daawaynta jir xanuunka

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Physiotherapy ama daawaynta jir xanuunka ayaa muhiim u ah jirka taas oo ka wainaysa qofka inuu jirkiisu cafimaado xanuunkan ayaa ah md leh astaamo lagu garto waxana lo daweya siyaabo kala duwan

Dr Jaamac aadan Canshuur oo ah dhaqtar ku taqasusay daawaynta jir xanuunka ayaa sharxaya waxa uu yahay jirxanuunka iyo  astaamaha lagu garto.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here