Dhaqaatiirta Kismaayo oo ka digay halista cudurka Shuban Biyoodka

0
32
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Shuban biyoodka waxaa uu ka mid yahay cudurada faafa ee sida fudud la isu kala gudbin karo sido kale Cudurkan waa mid aad  halis  u ah oo sababa shuban biyo ah kaas oo qofka uu haleelo kadhigo mid fuuq baxa ama u dhinta hadii aan si deg deg loo daaweyn.
Waxyaabaha sababa xanuunka shuban biyoodka ay dhaqatiirtu ku sheegeen in la cuno cunto aan nadiif ahayn ama in  lacabo biyo wasaqeysan  sido kale waxaa sababa jeermiska loo yaqaano Vibrio cholerae.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here