Dhaqaatiirta kismaayo oo bulshada uga digay Cudurada ka dhasha Biyaha

0
34

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyada oo la gudo galay xili Roobaadka gu’ga ayaa  waxa bulshada kunool magaalada kismaayo e xarunta Gobalka Jubbada hoose looga digay biyaha wasakhda ah ee wadooyinka fariista musqulaha iyo ceelasha biyaha Cudurada kadhasha biyaha ayaa waxa kamida shuban biyood ka  dhasantariyada Tiifowga duumada iyo kuwo kale.

Dr Maxamad Abdulaahi Huseen Agaasimha guud ee isbitaalada daryeel ayaa kawarbixiyay samaynta ka dhalata biyaha fadhiista wadooyinka isaga oo fariin cafimaad u diray bulshada kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here