Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhaaqatiir magaalada kismaayo ayaa waxaa ay ka hadleen mhiimada ay leedahay in caruurta shanta sano ka yar la siiyo talaalka ay u bahan yihiin.
Talaalka ka hortagga oof-wareenka waa tallaal muhiim ah oo lagula dagaallamo cudurrada ay keento bakteeriyada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.