Dhaqaatiirta ka howlgasha xaruunta caafimaadka WRRS Dhoobley oo ka warbixiyay adeegyada ay bixiyaan

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Istibaalka WRRS ee Degmada Dhoobley ayaa waxaa uu kamid yahay xarumaha caafimaad ee sida bilaashka dabiib caafimaad uga helaan dadka danyarta ah iyo kuwa barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka barakacayaasha Degmada Dhoobley.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here