Dhaqaatiirta Jubbaland oo ka digtay Cudurka Carono Virus oo dad badan ay ugu dhinteen Dalka Shiinaha.

0
429

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Cudurka Corona virus oo ka soa bilowday magaalada Wuhan ee dalka Shiinaha islamarkaasna wadamo badana laga helay kiisas cudurkaas ah ayaa waxaa u dhintay in kabadan 800 ilaa 900 oo ruux.

Dr Axmed Maxamed Xuseen Dr Ciro agaasimaha Isbitaalka Daryeel ee magaalada Kismaayo ayaa ka diga xanuunkan,wuxuuna fariin u diray bulshada Soomaaliyeed iney ka digtoonaadaan,gaar ahaan dadka jooga Airport-yada iyo Dekadaha Dalka.
Cabdiraxiim Deeq Muuse,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here