Dhaqaatiirta Jowhar oo ka digay halista Cudurka Oof- Wareenka

0
44

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Oof-wareenka waa cudur halis ah oo ku dhaca sambabada, wuxuuna sababaa barar iyo caabuq ka dhaca gudaha neef-mareenka, taasoo keenta in qofku si dhib ah u neefsado.

Cudurkaan wuxuu si gaar ah u saameeyaa carruurta da’da yar, dadka waayeelka ah, iyo kuwa qaba xanuunno kale oo hoos u dhiga difaaca jirka. Sida uu  sharaxaayo dr cabduqadir Bariise oo ka mid ah dhaqaaatirta magalada Jowhar ee ku taqasusay cudurada ku dhaca caruurta.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here