Dhaqaatiirta iyo Culimada Magaalada Kismaayo oo ka digay Covid-19

0
291

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Carona-virus waa xanuun halis ah oo dad badan ay u dhinteen,qaarna ay ka soo ka ceen hadaba dalkeena soomaaliya ayaa waxaa uu qeyb kayahay dalalka uu saameeyey xanuunkan waxaana laga diiwaan galiyey kiisas la xiriiro caabuqo Covid-19.

Dr Cirro oo ka mid ah dhaqaatiirta magaalada kismaayo iyo Sheekh Cabdulaahi Ibraahim ayaa ka hadlay dhibaatada laga dhaxli karo hadii aan laga feejignaan cudurkaan.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here