Dhaqaatiirta Isbitaalka Kismaayo oo ka waramay Bukaanno uu soo ritay Cudurka Jadeecada

0
304

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-xanuunka jadeecada ayaa waxa uu saameyn xooggan ku yeeshay qaar ka mid ah  bulshada ku nool magaalada kismaayo.

iyadoo isbitaalka weyn ee magaalada kismaayo ay jiifaan ku dhawaad 50 bukaan ah oo uu soo ritay cudurka jadeecada.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here