Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Gaaska ayaa ah xanuun inta badan bulshada somaalida dhibaato ku haya waxaa xanunkan sababaa Aashitada caloosha oo badata, taasoo ay badiso gaajada muddada dheer ah islamarkaana sabab u ah in dadka badanaa ay ka cawdaan xanuunkan xilliga lagu gudo jiro bisha Ramadaan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inoogfa diyaariyay.