Kismaayo(Idaacadda Waamo radio)-Isticmaalka Qudaarta qeybaheeda kala duwan ayaa faa’iidada ay leedahay ah mid ayna inta badan bulshadu ku baraarugsaneyn.
Isticmaalka Qudaarta ayaa laga helaa faa’iidooyiin badan kuwaasi badanaa ay dhaqaatiirtu ku wacyigaliyaan dadka Soomaaliyeed.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.