Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixyay Faa’iidooyinka Caafimaad ee Hooyadu u leedahay kala korinta Ubadka

0
57

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kala korinta carruurta aya waxaa ay faa’iido u leedahay Hooyada Iyo dhalaankeeda waa haddii ay waaliddiinta Soomaalida ay Ku dadaalaan caafimaadka carruurtooda iyo mida Hooyada.

Qaar ka mid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo Kawarbixiyay muhiimada Hooyada iyo dhalaankuba u leedahay kala korinta Ubadka.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here