Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay waxyaabaha kordhiya Aragtida Indhaha

0
116

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Caafimaadka indhuhu waa muhiim waxaana looga baahan yahay in qofku ku dadaalo ilaalinta iyo daryeelka indhihiisa wakhti dunidu la tacaalayso dhibaatada caafimaad ee indhaha oo ay sabab u tahay aaladaha la daawado ee indhaha dhibka ku haya. Digtoor Aadn Cusmaan oo kamid ah Dhaqaatiirta ku nool magaalada dhoobley ayaa ka warbixiyay waxyaabaha kordhiya araga Qofka.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here