Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay sida uu u faafo cudurka Tiibeyda

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cuudurka Tiibeyda ama qaaxada waa xanuun ka mid ah xanuunada ugu halista badan dhanka kalana si fudud u faafi kara Waxaana sababa jeermiska nooca bakteeriyada loo yaqaano mycobacterium tuberculosis, Cudurkan ayaan ah mid ku faafo neefta ama hawada.

Dr Aaden Cusmaan oo kamid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa faa-faahin ka bixiyay cudurkan Tiibeyda iyo sida uu bulshada ugu dhex faafo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here