Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay daryeelka caafimaad ee hooyada u baahan tahay xiliga uurka

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka uurka leh ayaa inta badan la kulmo dhibaatoyin kala duwan oo dhanka Caafimaadka ah, Dumarka ayaa marka ay uurka leeyihiin waxaa lasoo daristo waxyaabo badan oo aysan qabin uurka ka hor kuwas oo u badan caafimaad daro lasoo gudboonaata hooyada uurka leh.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here