Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka digay dhibaatada caafimaad ee ka dhalan karto Dhafarta

0
121

Soo Jeedka badan iyo hurdo la’aanta waxaa laga dhaxlaa dhibaatooyin badan oo kala duwan. Waana dhibaato ka mid ah hab-dhaqannada cusub ee wakhtigan shacabka adduunku la soo baxeen gaar ahaan in uu qofku wakhtigiisa habeenimo ku qaato soo jeed macno la’aan ah sida isticmaalka badan ee baraha Bulshada iyo guud ahaan isticmaalka taleefannada iyo daawashada shaashadaha Telefishannada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here