Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurada Faafa waa cuduro la isqaadsiiyo kuna faafa siyaaba kala duwan taasi oo qofba qofka kale u gudbiyo Cuduradan ayaa ah kuwa saameyntooda wata hadii aan laga feejignaanin.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.