Dhaqaatiirta Dhoobleey oo door wanagsan ka qaadanaya yareeynta faafitaanka cudurada halista ah

0
117

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cudurada faafa Waa cudurada la is qaadsiiyo ee ku faafa una gudba qofba qofka kale sidaa daraadeed dadka qaba cuduradan faafa waa in laga fogeeyaa dadka caafimadka qaba Cudurada ayaa ku faafa siyaaba kala duwan waana kuwa halistooda wataa hadii aan laga feejignaanin Qaar kamid dhaqaatiirta ka howlgasha xarumaha caafimaad ee Degmada Dhoobley ayaa ka warbixiyay sida ay kaalintooda ugu qaataan yareenta faafida cudurada halista ah.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here