Dhaqaatiirta degmada Kismaayo oo ka digay halista ay leedahay cudurka Duumada

0
34
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Duumada waa xanuun aad ka qaadi karto qaniinyada kaneecada waxiyna ku badan dadalka Africa oo ay Somali ka mid tahay
Calamaadaha lagu garto duumada ayaa waxaa ka mid ah madax xanuun badan qofka oo dhaxamoodo iyo lablabbo badan.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here