Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay saamaynta ay leedahay Nafaqa darrada

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nafaqo darada oo ah xaalad inta badan la soo darista caruurta iyo hooyooyinka ayaa ah mid inta badan saameysa bulshada soomaaliyeed.Waxaa jira cunooyin muhiim ah oo laga helo nafaqada kuwaasi oo looga hortagi karo xaaladaha nafaqo darro ee soo wajaha bulshada.

Dadka danyarta iyo kuwa barakacayaasha ayaa ah dadka inta badan wajaha xaaladaha nafaqo darro taasi oo ay sabab u tahay in ay heli karin cuntooyinka laga helo nafaqada.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here