Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Soonku waa Cibaado iyo Camal Wanaagsan oo Alle loogu dhawaado waana waajib Diini ah oo lagu leeyahay qof walba oo qaan gaar ah ama buuxiya shuruudaha Diinteena suuban u astaysay.
Mid kamid ah dhaqaatiirta magaalada dhoobley ayaa kawarbixiyay faa’iidooyiinka caafimaad ee laxariira Soonka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.