Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo ka hadlay muhiimadda jimicsiga u leeyahay Caafimaadka

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Jimicsiga jirka waxaa u muhiimad iyo wax tar u leeyahay qof kasta waxaa uu si gaar ah u ugu leeyahay qofka qaba macaanka noociisa labaad.

Dr Shaafi Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa kawarbixinaya muhiimada jirdhiska uu u leeyahay caafimaadka Bulshada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here