Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daawooyinka xanuun baabi’iyaasha xoggan islamarkaana la siiyo Bukaanada Dhaawacyada halista ah qaba ayaa xilagan Balwad ay maanka ku dooriyaan u noqotay qaar badan oo kamid ah dhalinyarada ku nool gudaha Dalka waxayna ka isticmaalaan tiro ka badan inta loogu talagalay Bukaanada Daawooyinkan taasi oo naftooda u hor seedeysa wax yeelo Caafimaad oo aad u daran.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.