Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo digniin ka soo saaray Raashiinka dhacay

0
14
Canned goods, cereals and pasta stored for quarantine and isolation, ensuring long-term survival and food security at home, survival during military operations, the concept of stay at home

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daawooyiinka iyo Raashimada dhacay ayaa hadii ay Bulshadu isticmaasho waxaa ka dhalan kara saameyno caafimaad oo wax yeeleyn kara Bulshada.

Dhaqaaatiirta ayaa inta badan ka diga waxyeelada Daawooyiinka dhacay iyo in bahda caafimaadka ay bulshada ka ilaaliyaan halista ka dhalan karata Daawooyiinka iyo Raashimada waqtigoodu dhacay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbxixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here