Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Drs Fartuun Cabdikariin oo ka mid ah dhaqaatiirta ka hoolgasha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqday bulshada gaar ahaan hooyooyinka Soomaaliyeed ineey ka dig toonaadaan halista cudurka Burukiitada.
Burukiitada ayaa ku imaankarta Qaboow iyo Kuleeyl waxaana astaamaha lagu garto ka mid ah Qunfac badan iyo Qandho iyadoo ay u badantahay caruurta sababa la xiriira difaaca jirka oo yar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.