Dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cudurada Xoolaha iyo dadka kala qaadi karaan

0
26

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada Soomaaliyeed ayaa ah kuwa ku tiirsan Xoolaha sida Geela, Ariga iyo Lo’da oo ay si maalinla ah ugu tiirsan yihiin hilibkooda iyo caanahoda Dadka Soomaaliyeed ayaana ah kuwa aad u dhaqda xoolaha iyadoo taasi jirta waxaa dhanka kale jira cudura ay isku gudbin karaan xoolaha iyo bini’adamka cuduradaan ayaa waxaa ka mid ah hargabka, burseelada iyo cuduro kale kuwaasoo inta badan sababi kara dhimasho.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here