Dhaqaatiirta Baladwayne oo ka digay cudurada ka dhalankara biyaha ku haray wadooyinka magaalada

0
120

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladwayne oo kamida meelaha uu samaynta daran ku reebay roobka ka da’ay gobalada dalka ayaa waxa uu biyo ku reebay inta badan wadooyinka magaalada kuwaas oo qarkood burburay

Dr Aadan Yuusuf Xuseen oo kamid ah bahda caafimaadka ee Baladweyne ayaa ugu baaqay bulshada ka barakacay fatahaadda wabiga shabelle ineey ka digtoonaadaan cudurada ka dhala kara biyaha ku haray magaalada.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here