Dhaqaatiirka Kismaayo oo ka digay halista Caafimaad ee Kaniiniyada Xanuun baabi’yaha

0
274

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhaqaatiirka  Kismaayo ayaa bulshada uga digay halista caafimaad ee ka dhalan karta isticmaalka  joogtada ah ee dawooyinka xanuun baabi’yaha.

waxaa jira dad si iskood ah u isticmaalo daawooyin aan dhaqtar u qorin kana iibsadaan goobaha caafimaadka gaar ahaan Farmasiyaasha, ayagoon ogeyn khatarta ka dhalan karto.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here