Dhallinyaro wax baratay oo fursado shaqo ka helay Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne.

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne oo soo saarto joodariyada, isbuunyada, fadhiyada, barkimada iyo sameynta agabka jiifka ayaa waxaa ay qaadatay in ka badan 50 dhallinyaro ah oo kamid noqonaya shaqaalaha cusub ee shirkadaasi.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here