Dhallinyaro u istaagay inay wax baran ardeyda barakacyaal ah ee ku nool magaalada Baladweyne

0
52
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Inkabadan 100 caruur barakacayaal ah oo ay waalidiintood awoodi waayeen ina qarashkii wax barshada kabixiyaan ayaa qaarkamid a h barkacyaasha kunool kaamka iidle raage wax ay go aansadeen inay caruurtood goob wax barsho uga dhax furaan kaamka.
Sadiiq Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here