Dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne oo Abuurtay fursad shaqo

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daahir Cilmi Cali iyo Maxamed Cilmi Yuusuf oo kamid ah dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeysta xirafadda farsamada gacanta gaar ahaan cilad bixinta lugaha gaadiidka banjaray iyo badalkooda iyagoo shaqadan ku qabta qeyb kamid ah hareeraha wadada dheer ee aadda suuqa sare taasi oo ku talla xaafadda hoolwadaag ee magaalada Baladweyne.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here