Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo si Online u iibiya alaabaha Jiifka

0
37

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaro ku shaqaysta farsamada gacanta kuwaas oo ku nool Baladweyne ayaa baraha bulshada ka bilaabay in ay iibiyaan agabayada guryaha Sida Fadhiyada iyo Jiifafka.

Xaruunta Alla Aamin ayaa kamid ah xaruumaha lagu sameeyo Jiifafka ,Fadhiyada , kuwaaas oo ay dib ugu iibiyo bulshada ku nool Baladweyne.

Mowliid Xasan Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here