Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta bagaashka

0
217

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Agabka Bagaashka ah.

Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka Bagaashka noocyadiisa kala duwan sida Oomada, shaambada , Sabuuntada , Kaluunka iyo agabka kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here