Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha ka mareeya dajinta Fuustooyinka Shidaalka

0
9

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamida Dhallinyaro ku nool magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan oo muruq maalata ah ayaa noloshooda ka maareeya dajinta fuustooyinka shidaalka ee aay keenaan magaalada gaadiidka xamuulka ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here