Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo isu xilqaamay dib u dayactirka Laamiga bur-buray

0
22

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah Ganacsatada iyo Dhalinyarada ku nool magaalada Beledweyne ayaa si isxilqaan ah ku dayac tirayo wadooyinka laamiga ah ee dhex mara magaalada Beledweyne.

Isaaq Salaad oo kamid ah dhalinyarada  howasha isxilqaanka wado ee lagu dayac tirayo laamiga Beledweyne ayaa faah-faahiyey howsha dhismaha ay wadaan iyo waxyabaha ku dhaliyay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here