Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo ka helay dugsiga farsamada Harqaanka Cabaas

0
39
Screenshot

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 7 dhalinayaro macalin ayaa fursado shaqo ka helay dugsiga farsamada Harqaanka Cabaas ee kuyaala magaalada Baladweyne.

Macalimiintan ayaa horey u ahaa kuwo bartay xirfada laakiin aan shaqeeyn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here