Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo fursado shaqo cusub ka helay Gowraca xoolaha ee Ciidda

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Saciid Yuusuf oo kamid ah dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa ku shaqeeysto xirfadda gacanta gaar ahaan qalista xoolaha.

Xirfada qalista Xoolaha ayuu ku shaqeystaa xiliyada ciida iyadoo guryaha ugu tago dadka doonayo in xoolaha loo qalo si ay u sadaqeystaan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here